
Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh.. Aynu ku bilowno hees uu qaado Maxamed Axmed (Kuluc) oo aan filayo in uu ereyadeeda iska lahaa Naxariisto Janno Ilaahay ha ka waraabiyo e’, hal-abuurkii caan-baxay ee Maxamed Cali Kaariye. Shirka…
Khudbadda Xafladda Xil-wareejinta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta (19ka Maarj 2012ka) Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta/Wasiirka Hawlaha Guud, Mudane Axmed Cabdi Xaabsade, Agaasimayaasha iyo hawl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Marti-sharafta kale ee xafladdan ka soo qayb-gashay, Dhammaantiin Asalaamu Calaykum…
Hadimiyo Hantaaq (Naqdi kooban: Buugga Cabdillaahi Yuusuf ee Halgan iyo Hagardaamo Waatan qormadii oo dhamaystirani:- Hadimiyo Hantaaq (Naqdi kooban: Buugga Cabdillaahi Yuusuf ee Halgan iyo Hagardaamo) “Haa waa wadhiisii, Sardhadii walaaqnayd, Wiswiskiyo waswaaskii, Wiishkii la tegi jiray, Hurdadii la wici…