Category: SNM

Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM

17/10/1984kii – 17/10/2021ka “Fule dhimashadiisaa,       D howr jeer noqnoqotee,         Waxa la yidhi dharaartaa,   Ninka dhiiran geeridu Isagay la dhalatee’’   Maansadii Dhahar ee Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net   17/10/2021ka, Hargeysa  …

Sawir & Sifayntii: 2aad

(Xuska 35-Guurada Hawl-galkii Bad-jeex ee Cabdillaahi Askar lagu furtay) “Wax la yidhi Bir-jeex, Waxa helay Bad-jeex,”   Muj. Aadan Tarabbi Jaamac, Boobe Yuusuf Ducaale,   cankaabo@hotmail,com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.com, dharaaro.net Hargeysa. 12/4/2018ka Waa laba sawir oo kale iyo sifayntood. Waa naftood-hurayaashii…