Category: Bandhiga Buugaagta

Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida:

Qaybta 1aad Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc iyo bagagac, Bukur awr ku raftiyo, Quraarad buur lagu tuuriyo, Beed maroodi ku joogiyo, Bisad uu jiidhay tareen iyo, Bilaalahoo kala duuliyo, Bad aleel ku dhacdiyo, Buul…

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa

Maah-maah Soomaaliyeed ayaa ahayd: “Hadal sokeeye iyo hilib Idaad labadaba waa la qaboojiyaa.” Afartan-bax iyo toddoba-bax ayaynu dhaqan iyo hiddaba u lahayn, sidaa darteed ayaan aniguna arrintan qoraalka u afartan-bixinayay, Waatan qormadii oo dhamaystirani..   Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku…