Category: Sawirrada

Wasiir Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, waxaa uu shahaado sharaftan ugu maamuusay Halganka uu Boobe Yuusuf Ducaale geliyey Taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaanaTaariikhda halgankii S.N.M, taasoo Boobe Yuusuf Ducaale ka qoray Buugaag badan oo lagu akhristo qaarkood Makhtabadaha…

Sadaqadaha Sawiran

Sadaqadaha Sawiran (Saymaha ifaafaale Soo-bax ah) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – , www.dharaaro.com Sacabba sacab u dhiib. Sawirna sawir u dhiib. Sawdba sawd u dhiib. Waa sanqadh. Waa sooryo. Waa sunuud. Waa sarrif. Waa saliid. Waa sarreen. Waa saab. Waa…