Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed)

Qalinka: BoobeYuusuf Ducaale –  www.dharaaro.com Haa……Maba ay fogayn markii aanu indhaha iyo dhegahaba ula doogsin-cararray xaggaa iyo Ambassador Hotel Xagaagii dhawaa ee 2009kii. Waa habeennadii uu ku hooray tus-faneedkii Riwaayaddii ‘Baqayo-rogad’ ee ay Arbaha iyo Qalanjada ka ahaayeen Xil-diid Dhoobo-cantuug…

Wehelkaygii halgankii hubeysnaa

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Maansadiisii Dhayalsi ee 6dii Ogos 1984kiiShahiid Axmed Maxamed Warsame oo loo yaqaannay‘Genius’ka hor tiriyay madashii Shirweynihii 4aad ee SNM tuducyo ku jiray waxa ka mid ahaa: “Dhiito-cabka leebkiyo, Dhuunta qorigu way wehel,” Aniguna Qormadaydan xiisaha…