Sawir & Sifayntii: 2aad

(Xuska 35-Guurada Hawl-galkii Bad-jeex ee Cabdillaahi Askar lagu furtay) “Wax la yidhi Bir-jeex, Waxa helay Bad-jeex,”   Muj. Aadan Tarabbi Jaamac, Boobe Yuusuf Ducaale,   cankaabo@hotmail,com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.com, dharaaro.net Hargeysa. 12/4/2018ka Waa laba sawir oo kale iyo sifayntood. Waa naftood-hurayaashii…

Hees Baroor-diiq ah: “Bilicdii Dhallaannimo”

Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net Hargeysa, 12/4/2018ka, Fogaydaa xisku meel u ila tegay…….fogaydaa. Waxay ahayd sannadkii abaaraysnaa ee 1984kii. Waxaanu ku jirnay sannadihii dul-saarka ahaa ee halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta-qaran ee ay SNM horseedka ka ahayd. Meeshu waxay ahayd…

Geerida Xil/ Ibraahin Sheek Axmed Muuse

Aniga oo ku hadlaya magaca qoyska waxaan halkan Tacsi uga dirayaa: qoyska, ehelada iyo saaxiibbada Xil. Ibraahin Axmed Sheekh Muuse (Ibraahin-kacaan) oo galabta ku geeriyooday Hargeysa. Naxariistii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aammiin,

Sawir iyo Sifayntii: 1aad

Sawir iyo Sifayntii: 1aad 50-Guurada dilkii Martin Luther King Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail,com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.com, dharaaro.net Hargeysa. 6/4/2018ka Xuska 50-Guurada Martin Luther King, waxaynu kaga qayb-gelaynaa Sawirkan iyo weedhan kooban ee aynu ka soo xiganayno Danjire Qaybe oo muddo rubuc…