Xuska 42-Guurada: Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida: Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii)

Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.net Hargeysa, 25/4/2018ka “Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc iyo bagagac, Bukur awr ku raftiyo, Quraarad buur lagu tuuriyo, Beed maroodi ku joogiyo, Bisad uu jiidhay tareen iyo, Bilaalahoo kala duuliyo, Bad aleel ku dhacdiyo, Buul dabeyli riddiyo,…

Sawir & Sifayntii: 4aad

“Qacda Kamiradaydiyo. Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo tawaaddiyo, Qoraalkaygu way whel,” Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 26/4/2018ka, Waa taxanaheennii gaabnaa ee Sawir & Sifayntii. Wax kale ugama gol lihi taxanahan oo aan ahayn bal in aynu dhaqan ka dhiganno in…

Maansada Baroor-diiqda ah:

Hordhaca Diiwaanka Ilmadii Hal-abuurka (Waa Qormo xiiso badan oo aan qoray Juulay, 2013kii oo aan idiin ka soo minguuriyay Diiwaanka la magac-baxay “Ilmadii Hal-abuurka” ee aan ku ururiyay maansooyinkii iyo maqaalladii loogu baroor-diiqay Macallin Gaarriye. Run ahaantii waa Hordhacii Buugga…

Sawir&Sifayntii: 2aad

  BoobeYuusufDucaale, Hargeysa, 20/4/2018 Maantana, waa markii saddexaad ee aynu ku kulmaynno madasha wadaagaha sawirrada.Waxaynu taxaashiyo tameshlaba ku tegaynaa xaggaa iyo qaaradda Yurub, weliba qaybteeda galbeed.Waxaynu markan ka degaynaa dalkaa Denmark gaar ahaan xaruntiisa Copenhagen.Waa afartii bilood ee danbe ee…