
“Qacda Kamiradaydiyo. Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo tawaaddiyo, Qoraalkaygu way whel,” Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 26/4/2018ka, Waa taxanaheennii gaabnaa ee Sawir & Sifayntii. Wax kale ugama gol lihi taxanahan oo aan ahayn bal in aynu dhaqan ka dhiganno in…