Author: admin

Sawir & Sifayntii: 5aad

Waa Hormadii ama kooxdii ka baxay Hargeisa Technical Institute 1966kii. Waa hormadii (Dufcaddii) sadaxad ee gashay Dugsigaa Farsamada. Fasalkaasi wuxu ka koobnaa 13 arday. Wuxu ahaa fasalkii  ugu horreeyey  uguna dambeyey ee qaata shahadadda “City & Guilds of London Institute”.…

Salaan Carrabey: Sukayaashii Suugaanta Sii-yaalka ah:

1840kii – 1943kii “Haddaad dhimato geeridu mar bay, nolosha dhaantaaye, Dhereg iyo mar bay kaa yihiin, dhaqasho xaaraane, Nin dhirbaaxo-quudheed dugsaday, dhaqayadeed maalye, Dhashaaday sugtaa xaajadaad, dhowrataa abid e.,” Salaan Carrabey, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 16/6/2018ka Naxcariistii Janno Ilaahay…