Author: admin

Magaca Heesta: Xisbiyada Ereyadii: Boobe Yuusuf Ducaale

Laxankii: Aadan Xuseen, Karroone, Muusiggii: Axmed-weli, Furinle, Duubistii: Maxamed Aw Aadan, Isku-dubbaridkii: Cabdiraxmaan Dheegsan Codadkii: Ayaan-hoodo, Amran-star, Axmed-Reys, Najiib Wadne-kaabe, Xisbiyadu abbaar iyo, Mabda’ lagu xiloodiyo, Xeerar loo sameeyiyo, Tusmo lagu xisaabtamo, Yool lagu xafiiltamo, Xagal laga dagaallamo, Xurmaa lagu…

Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah

Geeriyaha qaarkood isu ekaa…….Xilligu isu ekaa…….Sida la isu gaasirayaa isu ekaa……Sida foolaadka mujtamaca loo illoobayaa isu ekaa…….Maansada tuduca aynu qormadan ku ballaysinnay ka soo qaadannay, Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac…

Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka)

Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka) “Dhulyahow adna waan ku dhaarinayaa, Ilaahii ku dhammeeyay ee ku dhisee, Kuu kala dhigay dhoobo iyo ciid, Dhexdaada ku beeray dhadhaabaha, Jacaylka dhexdayada dhaqaaleeyoo, Wixii na dhibaaya naga dhowr.” Beyd ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba…

Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir

“Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,”   Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka:…

Deeqa-yar iyo Murtideedii

 Deeqa-yar iyo Murtideedii   (Sheeko gaaban oo dhab ah) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Waa qaybtii danbe ee 1986kii. Awaare ayaanu degganayn oo markaa ahayd Xarunta tababarrada ciidammada ee SNM. Ugu yaraan toddoba boqol oo ciidan ah ayaa markiiba lagu…