Author: admin

Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed)

Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed) Qalinka: BoobeYuusuf Ducaale –  www.dharaaro.com Haa……Maba ay fogayn markii aanu indhaha iyo dhegahaba ula doogsin-cararray xaggaa iyo Ambassador Hotel Xagaagii dhawaa ee 2009kii. Waa habeennadii uu ku hooray tus-faneedkii Riwaayaddii ‘Baqayo-rogad’ ee ay Arbaha iyo Qalanjada ka…

Sadaqadaha Sawiran

Sadaqadaha Sawiran (Saymaha ifaafaale Soo-bax ah) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – , www.dharaaro.com Sacabba sacab u dhiib. Sawirna sawir u dhiib. Sawdba sawd u dhiib. Waa sanqadh. Waa sooryo. Waa sunuud. Waa sarrif. Waa saliid. Waa sarreen. Waa saab. Waa…

Milgaha curineed, Micnayn murtiyeed iyo Maamuuska tebineed

Milgaha curineed, Micnayn murtiyeed iyo Maamuuska tebineed: Xasan Daahir, Weedh-same “Cosobkeeda suugaan, Cal-calyiyo xareedba ah, Caqli uu ku ladhan yahay, Cilmiguna ku weyn yahay, Cibaariyo sarbeebba ah, Weedh-samaa ku caan-baxay, Curintiisa ay tahay,” Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Waa habeen ku…

Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)Culuunta Ugaadha

“Hoobeey Hobaaligaayeey, Maad booddo gaabnaynoo, Waad baxsan lahaaydeey, Wiil soo biyaystiyo, Beydar baa ku beegsadaayeey.” Maanyo, hees-hawleedda Ugaadhsiga. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- www.dharaaro.com Ugaadhu, in kasta oo ay maanta dabar-go’ba ku dhowdahay, intii ka noolaydna la’dahayba meel ay cag dhigto,…

Milicsiga dharaarihii dharaaro

Waa dharaar ka mid ah dharaaha ugu mudan dharaaraha ay shacbigu tirsadaan waa dharaar aynu ka yeelanay dharaaraha jaan ee uu inagu qasbi jiray nidaamki inagu habsaday. HALKAN DHAG SII OO AKHRI WARBIXNTA OO DHAN

Mareegta Dagalka dharaaro

BOOBE YUUSUF DUCAALE CANKAABO@HOTMAIL.COM Waa lixdii Ogos 1984kii Magaaladu waa jigjiga iyo xeradii ciidamada Itoobiyaanka ee gaaska 10naad ee la odhan jiray kifladoorak HALKAN DHAG SII OO KALA DAG WARXBIXINTAN