
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Eedaymo U Soo Jeediyey Somaaliya
Salaan Carrabey: Sukayaashii Suugaanta Sii-yaalka ah:

1840kii – 1943kii “Haddaad dhimato geeridu mar bay, nolosha dhaantaaye, Dhereg iyo mar bay kaa yihiin, dhaqasho xaaraane, Nin dhirbaaxo-quudheed dugsaday, dhaqayadeed maalye, Dhashaaday sugtaa xaajadaad, dhowrataa abid e.,” Salaan Carrabey, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 16/6/2018ka Naxcariistii Janno Ilaahay…
MADAXWAYNE MUUSE SAAXIIBKAY WAXAAN LEEYAHAY HAWL ADAG AYAA KU HORTAALA- Boobe Yusuf Ducaale
Xildhibaan Caasha Oomaar Warsame Marwadii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee cod dadweyne lagu doorto: Hargeysa, 1963kii

”Gurmashada dagaalkiyo, Gulufkiyo colaadaha, Goobaha naf-waagiyo, Halka la isku gawraco, Marka gorodda lays daro, Haddaan dumarku goonyaha, Guubaabo kicinayn, Sida galowga dhiilloon, Illaa geesi qeyrkii, Birta kuma gumaadeen,” Hablaha Geeska Afrika, Maxamed Ibraahin Warsame, Hadraawi Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,…