Author: admin

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa

Maah-maah Soomaaliyeed ayaa ahayd: “Hadal sokeeye iyo hilib Idaad labadaba waa la qaboojiyaa.” Afartan-bax iyo toddoba-bax ayaynu dhaqan iyo hiddaba u lahayn, sidaa darteed ayaan aniguna arrintan qoraalka u afartan-bixinayay, Waatan qormadii oo dhamaystirani..   Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku…

Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…… Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) “Waa ha hadlin,…

Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey

  Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey Calanyahow genkaagiyo, Boqol-guuradaadii, Rubuc baa guntamayoo, Gallad Eebbe weeyee, Guryo-samo barwaaqiyo, Guclo-orodkii dheeraa, Libin waxaan ku goostiyo, Guunyiyo dad waa negi,   Kooras   Guullaa abaalka leh, Da’-yartii gadooddiyo, Gadh-caddaa dagaallamay, Haweenkeenni geylamay, Guryo-noqod…

Muj. Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Xaaji Basbaas)

Muj. Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Xaaji Basbaas) 1942kii – 2018ka “Haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan, Goblan weeye Soomaalidaay, garashadaadiiye,” Tuduc baroor-diiqdii Cali Sugulle ee geeridii Muuse Galaal, 1980kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net dharaaro.net – Mareegta Dhareero www.dharaaro.net the…