Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2011ka “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga…
Author: admin
Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe)
Qormadan aan ku xusayo 14-guurada ka soo wareegtay maalintii uu god-galay Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi oo loo yaqaannay Cabdillaahi Qarshe, Waatan qormadii oo dhamaystirani:- Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe) (1924kii – 1997kii) “Alleylehe sar weyn…
War-murtiyeed wada-jir ah
BAROOR-DIIQ (MA BAXAY HALYEYGIYO HALGAMAAGII GAARIYE (Maqaal)
BAROOR-DIIQ (MA BAXAY HALYEYGIYO HALGAMAAGII GAARIYE Hal-abuurre: Khaalid Kileesh Ilaahay geerida iyo masiibooyinka kaleba haynaga furdaamiyee, sanadkan 2012-ku waa sanadkii murugada xagayga, waayo waxa iga baxay dad badan oo noloshayda qiima weyn ku lahaa. Isniintii oo ay taariikhdu tahay 1/10/2012…
MUJ BOOBE YUSUF DUCAALE OO KA WARAMAY TARIIKHDA FANANADA SAHRA AHMED IYO DOORKII HALGANKII SNM
Mashiinkii Rogista waraaqaha ee SNM: (Qormo xiiso badan)
Xusuusta walaal aan xiskayga ka tirmayn inta aan xayga ahay
Haa…..Hurdo dheer in aan ka toosay baa la moodaa…..Haddana waan soo jeeday…Xusuusta aan tirmayn ayaa keentay xadantada xubnahayga nugul xaradhaamisay. Jabuuti oo aan Caneb joogin (Xusuusta walaal aan xiskayga ka tirmayn inta aan xayga ahay) “Walaalo is-jecel wed kala qaadyoo,…
Magaca Heesta: Xisbiyada Ereyadii: Boobe Yuusuf Ducaale
Laxankii: Aadan Xuseen, Karroone, Muusiggii: Axmed-weli, Furinle, Duubistii: Maxamed Aw Aadan, Isku-dubbaridkii: Cabdiraxmaan Dheegsan Codadkii: Ayaan-hoodo, Amran-star, Axmed-Reys, Najiib Wadne-kaabe, Xisbiyadu abbaar iyo, Mabda’ lagu xiloodiyo, Xeerar loo sameeyiyo, Tusmo lagu xisaabtamo, Yool lagu xafiiltamo, Xagal laga dagaallamo, Xurmaa lagu…
Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah
Geeriyaha qaarkood isu ekaa…….Xilligu isu ekaa…….Sida la isu gaasirayaa isu ekaa……Sida foolaadka mujtamaca loo illoobayaa isu ekaa…….Maansada tuduca aynu qormadan ku ballaysinnay ka soo qaadannay, Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac…