
Waa dharaar ka mid ah dharaaha ugu mudan dharaaraha ay shacbigu tirsadaan waa dharaar aynu ka yeelanay dharaaraha jaan ee uu inagu qasbi jiray nidaamki inagu habsaday. HALKAN DHAG SII OO AKHRI WARBIXNTA OO DHAN
‘Damaq iyo xusuus’……Waa dabuubtiisii…….Waa maalmihii uu xijaabtay ninkii doobta weynaa……Waa Timacadde e’ garo’……Maantana Macallin Gaarriye tiisii baa timid……Tuska ooyay waysaga……Tiirka liicay waysaga…….Halka aan ka talax-gabay…….Waa tummaatidaa timid…….Alleylehe derbaa dhacay…..Difaac adag u taagnaa…….Gabaygii……Afkii……Naxwaheennii miyaa geesi u ciidmi jiray waayay……Yaa afkeennii habi…