Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)Culuunta Ugaadha

“Hoobeey Hobaaligaayeey, Maad booddo gaabnaynoo, Waad baxsan lahaaydeey, Wiil soo biyaystiyo, Beydar baa ku beegsadaayeey.” Maanyo, hees-hawleedda Ugaadhsiga. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- www.dharaaro.com Ugaadhu, in kasta oo ay maanta dabar-go’ba ku dhowdahay, intii ka noolaydna la’dahayba meel ay cag dhigto,…

Halacsiga Maalin-qorka Heshiiskii Nabadeed ee ay 1988kii kala saxeexdeen Siyaad Barre iyo Mengistu Xayle Maryam (Abriil 1988kii)  

Halacsiga Maalin-qorka Heshiiskii Nabadeed ee ay 1988kii kala saxeexdeen Siyaad Barre iyo Mengistu Xayle Maryam (Abriil 1988kii) “In kastoo guddoonkii burburay, loo gudcuro joogay, In kastoo go’aankii dulliga, geesinnimo diidday, In kastoo geyigu waa xurmee, gaadhka lagu meershay, In kastuu…