
Bisinka. Waa maalmihii ay ayeeyooyinkeen Tiirka Bir ah cuskan jireen, innagana Ilaahay inama seejiyo. Waan qabaa dareenkiinna. In badan oo idin ka mid ah ayaa leh ama saaka odhanaya waa kaa taxane kale bilaabay, Maxaa maanta I nala gudboon?…
Maah-maah Soomaaliyeed ayaa ahayd: “Hadal sokeeye iyo hilib Idaad labadaba waa la qaboojiyaa.” Afartan-bax iyo toddoba-bax ayaynu dhaqan iyo hiddaba u lahayn, sidaa darteed ayaan aniguna arrintan qoraalka u afartan-bixinayay, Waatan qormadii oo dhamaystirani.. Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku…
‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…… Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) “Waa ha hadlin,…