Deeqa-yar iyo Murtideedii

 Deeqa-yar iyo Murtideedii   (Sheeko gaaban oo dhab ah) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Waa qaybtii danbe ee 1986kii. Awaare ayaanu degganayn oo markaa ahayd Xarunta tababarrada ciidammada ee SNM. Ugu yaraan toddoba boqol oo ciidan ah ayaa markiiba lagu…

Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin

Sas iyo sakati……..Dad iyo dawladba saaq…….Waa sir…….Waa sakalo xidhan iyo boholo saynsaaban……Waa suuryo oodan iyo surimmo cidhiidhyoon… Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin “Faraskuna ma daallana, Sidaan doorarkii hore, Duullimaadka ugu galay, Kaba sii dur-duro dheer, Daabki waranka kama…

Waabeeye waabee: Kulmiyaana kadan”

(Qalalaasaha Kulmiye ma kow baa mise waa ka badan) Qalinka: Boobe Yuusuf www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Uma hollan in aan wax badan idin idhaahdo. Qalin daansho-socodka derrimaha madheedhka leh tiiq-tiiqsan jiray, ayaan dabar iyo hoggaanba sudhayaa si aanu idiin la taraarin.…

Maxaa maanta I nala gudboon?

Bisinka. Waa maalmihii ay ayeeyooyinkeen Tiirka Bir ah cuskan jireen, innagana Ilaahay inama seejiyo. Waan qabaa dareenkiinna. In badan oo idin ka mid ah ayaa leh ama saaka odhanaya waa kaa taxane kale bilaabay,   Maxaa maanta I nala gudboon?…