Geeriyaha qaarkood isu ekaa…….Xilligu isu ekaa…….Sida la isu gaasirayaa isu ekaa……Sida foolaadka mujtamaca loo illoobayaa isu ekaa…….Maansada tuduca aynu qormadan ku ballaysinnay ka soo qaadannay, Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac…
Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka)
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir
“Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka:…