
Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.net Hargeysa, 25/4/2018ka “Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc iyo bagagac, Bukur awr ku raftiyo, Quraarad buur lagu tuuriyo, Beed maroodi ku joogiyo, Bisad uu jiidhay tareen iyo, Bilaalahoo kala duuliyo, Bad aleel ku dhacdiyo, Buul dabeyli riddiyo,…
BoobeYuusufDucaale, Hargeysa, 20/4/2018 Maantana, waa markii saddexaad ee aynu ku kulmaynno madasha wadaagaha sawirrada.Waxaynu taxaashiyo tameshlaba ku tegaynaa xaggaa iyo qaaradda Yurub, weliba qaybteeda galbeed.Waxaynu markan ka degaynaa dalkaa Denmark gaar ahaan xaruntiisa Copenhagen.Waa afartii bilood ee danbe ee…