
Ma-huraan: Maanso baroor-diiq ah Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Waa maanso baroor-diiq ah oo aan ku sii gelbinayo Maxamed Xaashi Dhamac oo loo yaqaannay Gaarriye oo 1dii Bishan Oktoobar ku geeriyooday dalkaa Norway oo uu muddo sannad ah jiifay. Saaxiibbo qoys…