Category: Tacsida

Xaaji Cabdikariim Xuseen (Xaaji Cabdi-waraabe)

(1905kii – 2019kii) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 10.05.2019, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net “Suugaanta guunka ah, Af gobaadsi-geed iyo, Gaal-gaalka jiiftada, Godka hoge-tusaalaha, Ninka gawda baanaha, Gaawaha hayaad tahay,” Maansada Galaal ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Maanta oo ay Bisha Abriil…

Muj. Yuusuf Cabdi Xasan: Erey sagootin ah

(1958kii – 2019kii) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@Hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net   Hargeysa, 26/3/2019ka,   “Dhulka hanad ka duuliyo,  Duryaan ku dhaatay,  Daalacaan ku dhaatay,”   Daalalley, Hadraawi, 1987kii Axaddii hore ee bishan Maarj oo ay taariikhdu ku beegnayd 17/3/2019ka ayaa…

Geerida Xil/ Ibraahin Sheek Axmed Muuse

Aniga oo ku hadlaya magaca qoyska waxaan halkan Tacsi uga dirayaa: qoyska, ehelada iyo saaxiibbada Xil. Ibraahin Axmed Sheekh Muuse (Ibraahin-kacaan) oo galabta ku geeriyooday Hargeysa. Naxariistii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aammiin,