“Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee, diric miyaad qaadday, Ina-Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka (1948kii – 2015ka)…
Category: Tacsida
Muj. Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Xaaji Basbaas)
Muj. Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Xaaji Basbaas) 1942kii – 2018ka “Haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan, Goblan weeye Soomaalidaay, garashadaadiiye,” Tuduc baroor-diiqdii Cali Sugulle ee geeridii Muuse Galaal, 1980kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net dharaaro.net – Mareegta Dhareero www.dharaaro.net the…
Muj. Korneyl Abiib Cabdi Jaamac Cawaale: 1952kii – 2018kii
Muj. Korneyl Abiib Cabdi Jaamac Cawaale: 1952kii – 2018kii “Aniguna dhulkaygow, Waxan dhaxanta Jiilaal, Dhudhubbada cidhiidhiga, Dhedo saran buuraha Dhadhaabta u cuskanayaa, Waxan bacad dharaareed, Sida bahal dhabbacashada, Intaa aan dhufayskiyo, Dhirtaada u hadhsanayaa, Waa guul ad dhaxashide, Allow anan…
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle)
Xasan Sheekh Muumin iyo maalmaha Soomaaliyeed
(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa) (25/12/1931kii – 14/1/2008da) “Hawraar gahaydhiyo, Maah-maah go’ xidhatiyo, Gololada sarbeebta ah, Halka ay ku gorortiyo, Godankiyo ishaad tahay,” Maansada Galaal, Hadraawi Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Qormadan oo ah mid aan hore u qoray bal se…
MUJ. KORNEYL ABIIB CABDI JAAMAC CAWAALE: 1952kii-2018KII
MUJ. KORNEYL ABIIB CABDI JAAMAC CAWAALE: 1952kii-2018KII “Aniguna dhulkaygow, Waxan dhaxanta Jiilaal, Dhudhubbada cidhiidhiga, Dhedo saran buuraha Dhadhaabta u cuskanayaa, Waxan bacad dharaareed, Sida bahal dhabbacashada, Intaa aan dhufayskiyo, Dhirtaada u hadhsanayaa, Waa guul ad dhaxashide, Allow anan horteed dhiman,…