
(1937kii – 2019ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Maanta oo Bisha Juun tahay 15, 2019ka, waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday hal-abuurkii weynaa ee Saxardiid Maxamuud Cilmi, naxariistii Janno Ilaahay ha ka waaraabiyo dhammaanteenna Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Ila…