‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin… Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise…
Category: Taariikhda
Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin
Waabeeye waabee: Kulmiyaana kadan”
Maxaa maanta I nala gudboon?
Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah
‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…… Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) “Waa ha hadlin,…
Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey
Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey Calanyahow genkaagiyo, Boqol-guuradaadii, Rubuc baa guntamayoo, Gallad Eebbe weeyee, Guryo-samo barwaaqiyo, Guclo-orodkii dheeraa, Libin waxaan ku goostiyo, Guunyiyo dad waa negi, Kooras Guullaa abaalka leh, Da’-yartii gadooddiyo, Gadh-caddaa dagaallamay, Haweenkeenni geylamay, Guryo-noqod…
Maantana ma Jiitama iyo jidiin-caddaadkii
Ma anigaan wax dhaadayn!
Dhedo roob noqon weyday
Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. CabdishakuurSheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)
Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) “Gurigaagu waa sharaf, Goonyahaagu waa nuur, Gogoshaadu waa nabad, Guushana dalkayska leh, Dalka geesigiisiyo, Galladdana adaa mudan.” Maansadii Galaal ee Hadraawi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale , www.dharaaro.com Qormadii:…