Category: Taariikhda

Wehelkaygii halgankii hubeysnaa

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Maansadiisii Dhayalsi ee 6dii Ogos 1984kiiShahiid Axmed Maxamed Warsame oo loo yaqaannay‘Genius’ka hor tiriyay madashii Shirweynihii 4aad ee SNM tuducyo ku jiray waxa ka mid ahaa: “Dhiito-cabka leebkiyo, Dhuunta qorigu way wehel,” Aniguna Qormadaydan xiisaha…

Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM

17/10/1984kii – 17/10/2021ka “Fule dhimashadiisaa,       D howr jeer noqnoqotee,         Waxa la yidhi dharaartaa,   Ninka dhiiran geeridu Isagay la dhalatee’’   Maansadii Dhahar ee Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net   17/10/2021ka, Hargeysa  …