
Farshaxanka Soomaaliyeed: Qoridda Mooyaha Mooyuhu wuxu ka mid yahay agabka ugu mudan ee ay dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba u adeegsadaan nolol-maalmeedkooda joogtada ah. Waa agab miyi iyo magaalaba aan looga maarmin nolosha. Mooyaha iyo tibtuba waa agab ay adag…