Qalinka: BoobeYuusuf Ducaale – www.dharaaro.com Haa……Maba ay fogayn markii aanu indhaha iyo dhegahaba ula doogsin-cararray xaggaa iyo Ambassador Hotel Xagaagii dhawaa ee 2009kii. Waa habeennadii uu ku hooray tus-faneedkii Riwaayaddii ‘Baqayo-rogad’ ee ay Arbaha iyo Qalanjada ka ahaayeen Xil-diid Dhoobo-cantuug…
Category: Fanka
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube. Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc…
Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Wil-wile:
On the occasion of the 51st Anniversary of the Independence day of 26th June
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube. Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna,…
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,
Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe)
Qormadan aan ku xusayo 14-guurada ka soo wareegtay maalintii uu god-galay Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi oo loo yaqaannay Cabdillaahi Qarshe, Waatan qormadii oo dhamaystirani:- Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe) (1924kii – 1997kii) “Alleylehe sar weyn…
Magaca Heesta: Xisbiyada Ereyadii: Boobe Yuusuf Ducaale
Laxankii: Aadan Xuseen, Karroone, Muusiggii: Axmed-weli, Furinle, Duubistii: Maxamed Aw Aadan, Isku-dubbaridkii: Cabdiraxmaan Dheegsan Codadkii: Ayaan-hoodo, Amran-star, Axmed-Reys, Najiib Wadne-kaabe, Xisbiyadu abbaar iyo, Mabda’ lagu xiloodiyo, Xeerar loo sameeyiyo, Tusmo lagu xisaabtamo, Yool lagu xafiiltamo, Xagal laga dagaallamo, Xurmaa lagu…
Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah
Geeriyaha qaarkood isu ekaa…….Xilligu isu ekaa…….Sida la isu gaasirayaa isu ekaa……Sida foolaadka mujtamaca loo illoobayaa isu ekaa…….Maansada tuduca aynu qormadan ku ballaysinnay ka soo qaadannay, Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac…