Author: admin

Salaan Carrabey: Sukayaashii Suugaanta Sii-yaalka ah:

1840kii – 1943kii “Haddaad dhimato geeridu mar bay, nolosha dhaantaaye, Dhereg iyo mar bay kaa yihiin, dhaqasho xaaraane, Nin dhirbaaxo-quudheed dugsaday, dhaqayadeed maalye, Dhashaaday sugtaa xaajadaad, dhowrataa abid e.,” Salaan Carrabey, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 16/6/2018ka Naxcariistii Janno Ilaahay…

Xildhibaan Caasha Oomaar Warsame Marwadii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee cod dadweyne lagu doorto: Hargeysa, 1963kii

”Gurmashada dagaalkiyo,  Gulufkiyo colaadaha,  Goobaha naf-waagiyo,  Halka la isku gawraco,  Marka gorodda lays daro,  Haddaan dumarku goonyaha,  Guubaabo kicinayn,  Sida galowga dhiilloon,  Illaa geesi qeyrkii,  Birta kuma gumaadeen,” Hablaha Geeska Afrika, Maxamed Ibraahin Warsame, Hadraawi   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,…