
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube. Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc…