The Cold War and the Cuban Missile Crisis Recollections of an African diplomat from…
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube. Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna,…
Farshaxanka Soomaaliyeed: Qoridda Mooyaha
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,
Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM
Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2011ka “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga…
Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe)
Qormadan aan ku xusayo 14-guurada ka soo wareegtay maalintii uu god-galay Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi oo loo yaqaannay Cabdillaahi Qarshe, Waatan qormadii oo dhamaystirani:- Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe) (1924kii – 1997kii) “Alleylehe sar weyn…