
(1958kii – 2019kii) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@Hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net Hargeysa, 26/3/2019ka, “Dhulka hanad ka duuliyo, Duryaan ku dhaatay, Daalacaan ku dhaatay,” Daalalley, Hadraawi, 1987kii Axaddii hore ee bishan Maarj oo ay taariikhdu ku beegnayd 17/3/2019ka ayaa…
“Al-liwaa Qarni iyo Akhbaar sida, Waxaan ahay tii afreynaysoo, Aroor walba tayda waa la arkaa, Adduun la baxshiyo ishtiraag ma lahoo, Afkeedana way ku hadashaa”, Maxamed Ismaacii Baa-sarce, Barkhad-cas, Hargeysa Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net …