Category: Suugaanta

Xasan Sheekh Muumin iyo maalmaha Soomaaliyeed

 (Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa) (25/12/1931kii – 14/1/2008da) “Hawraar gahaydhiyo, Maah-maah go’ xidhatiyo, Gololada sarbeebta ah, Halka ay ku gorortiyo, Godankiyo ishaad tahay,” Maansada Galaal, Hadraawi Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Qormadan oo ah mid aan hore u qoray bal se…

Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed)

Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed) Qalinka: BoobeYuusuf Ducaale –  www.dharaaro.com Haa……Maba ay fogayn markii aanu indhaha iyo dhegahaba ula doogsin-cararray xaggaa iyo Ambassador Hotel Xagaagii dhawaa ee 2009kii. Waa habeennadii uu ku hooray tus-faneedkii Riwaayaddii ‘Baqayo-rogad’ ee ay Arbaha iyo Qalanjada ka…

Milgaha curineed, Micnayn murtiyeed iyo Maamuuska tebineed

Milgaha curineed, Micnayn murtiyeed iyo Maamuuska tebineed: Xasan Daahir, Weedh-same “Cosobkeeda suugaan, Cal-calyiyo xareedba ah, Caqli uu ku ladhan yahay, Cilmiguna ku weyn yahay, Cibaariyo sarbeebba ah, Weedh-samaa ku caan-baxay, Curintiisa ay tahay,” Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Waa habeen ku…

Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)Culuunta Ugaadha

“Hoobeey Hobaaligaayeey, Maad booddo gaabnaynoo, Waad baxsan lahaaydeey, Wiil soo biyaystiyo, Beydar baa ku beegsadaayeey.” Maanyo, hees-hawleedda Ugaadhsiga. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- www.dharaaro.com Ugaadhu, in kasta oo ay maanta dabar-go’ba ku dhowdahay, intii ka noolaydna la’dahayba meel ay cag dhigto,…