
Hargeysa (dharaaro.net):- Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa waxa uu ka waramay Taariikhda iyo doorkii Halgankii SNM ee Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo Xaalad Caafimaad u jiifta. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Maah-maah Soomaaliyeed ayaa ahayd: “Hadal sokeeye iyo hilib Idaad labadaba waa la qaboojiyaa.” Afartan-bax iyo toddoba-bax ayaynu dhaqan iyo hiddaba u lahayn, sidaa darteed ayaan aniguna arrintan qoraalka u afartan-bixinayay, Waatan qormadii oo dhamaystirani.. Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku…
‘Damaq iyo xusuus’……Waa dabuubtiisii…….Waa maalmihii uu xijaabtay ninkii doobta weynaa……Waa Timacadde e’ garo’……Maantana Macallin Gaarriye tiisii baa timid……Tuska ooyay waysaga……Tiirka liicay waysaga…….Halka aan ka talax-gabay…….Waa tummaatidaa timid…….Alleylehe derbaa dhacay…..Difaac adag u taagnaa…….Gabaygii……Afkii……Naxwaheennii miyaa geesi u ciidmi jiray waayay……Yaa afkeennii habi…