
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) (1940ii – 2006dii) ‘Nin ku yidh masaan nahay, Mar la qaad tallaabada, La malayso mooyee, Yuu midiidin kaa dhigan, Midho aad la leedahay, Yuu ku cunin is-moodsiis. Hadduu tiisa maamulo, Adna taada maaree, Hadduu sheegto…