
Sheeko gaaban:Cali-Guddaaf Qallinkii Axmed Yuusuf Ducaale Sheeko gaaban:Cali-Guddaaf Waatan sheekadii:- Qalinka: Axmed Yuusuf Ducaale (Waa 1994kii) Meel u ka yimid cid garanaysay ma jirin. Markii dalka dib loo xoreeyay ayaa arag la arko ugu horraysay. Nin dhib leh ma ahayn.…