Category: Muuqaallada

Sawir & Sifayntii: 6aad

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale: Hargeysa,  /9/2018ka cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net Waa waayo xusuustood. Sannadku wuxu ahaa 1968kii. Bishu waxay ahayd Ogos, tirsigeeduna 13kii. Maalintu waxay ahayd mid maalmaha ka tilmaaman. Salaasa ayay ahayd. Gelinka ma sugi karo waxaan se aamminsanahay in…