
Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey Calanyahow genkaagiyo, Boqol-guuradaadii, Rubuc baa guntamayoo, Gallad Eebbe weeyee, Guryo-samo barwaaqiyo, Guclo-orodkii dheeraa, Libin waxaan ku goostiyo, Guunyiyo dad waa negi, Kooras Guullaa abaalka leh, Da’-yartii gadooddiyo, Gadh-caddaa dagaallamay, Haweenkeenni geylamay, Guryo-noqod…