
Deeqa-yar iyo Murtideedii (Sheeko gaaban oo dhab ah) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Waa qaybtii danbe ee 1986kii. Awaare ayaanu degganayn oo markaa ahayd Xarunta tababarrada ciidammada ee SNM. Ugu yaraan toddoba boqol oo ciidan ah ayaa markiiba lagu…