Waxaan Ka Soo Garoocnay Maansada Seetadii. ” Abaar Solohday Jiilaal Surgacan, Samada oo Qiiqday. Dhulkoo Seemman Geedkoo Solmiyo, Cawsha Socon Wayday. Siigadii Hawaariyo ilaa, saxalkii Dooryaanle. Intay Sigatay Waxaa ii Waramay, Soo Jireennada’e. Mid Ka Sii fad Kulul Maynu Arag,…
Category: Suugaanta
Heellada Caways, Nov-1997, Hargeysa Club
Salaan Carrabey: Sukayaashii Suugaanta Sii-yaalka ah:
1840kii – 1943kii “Haddaad dhimato geeridu mar bay, nolosha dhaantaaye, Dhereg iyo mar bay kaa yihiin, dhaqasho xaaraane, Nin dhirbaaxo-quudheed dugsaday, dhaqayadeed maalye, Dhashaaday sugtaa xaajadaad, dhowrataa abid e.,” Salaan Carrabey, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, Hargeysa, 16/6/2018ka Naxcariistii Janno Ilaahay…
Maansada Baroor-diiqda ah:
Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Wil-wile:
On the occasion of the 51st Anniversary of the Independence day of 26th June
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube. Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna,…
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,
BAROOR-DIIQ (MA BAXAY HALYEYGIYO HALGAMAAGII GAARIYE (Maqaal)
BAROOR-DIIQ (MA BAXAY HALYEYGIYO HALGAMAAGII GAARIYE Hal-abuurre: Khaalid Kileesh Ilaahay geerida iyo masiibooyinka kaleba haynaga furdaamiyee, sanadkan 2012-ku waa sanadkii murugada xagayga, waayo waxa iga baxay dad badan oo noloshayda qiima weyn ku lahaa. Isniintii oo ay taariikhdu tahay 1/10/2012…