
Category: SNM
SNM Waa Ururkii ugu Saamaynta Badnaa Taarikhda Soomaalida – Boobe Yuusuf Ducaale
Sawir & Sifayntii: 2aad

(Xuska 35-Guurada Hawl-galkii Bad-jeex ee Cabdillaahi Askar lagu furtay) “Wax la yidhi Bir-jeex, Waxa helay Bad-jeex,” Muj. Aadan Tarabbi Jaamac, Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail,com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.com, dharaaro.net Hargeysa. 12/4/2018ka Waa laba sawir oo kale iyo sifayntood. Waa naftood-hurayaashii…
Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 37Guurada curashadii SNM: 6/4//1981kii – 6/4/2018ka
Barnaamajkii Siyaasadeed ee SNM: Balli-Gubadle 1990kii
Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM

Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2011ka “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga…
War-murtiyeed wada-jir ah
Mashiinkii Rogista waraaqaha ee SNM: (Qormo xiiso badan)
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir

“Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka:…