Author: admin
Wasiir Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, waxaa uu shahaado sharaftan ugu maamuusay Halganka uu Boobe Yuusuf Ducaale geliyey Taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaanaTaariikhda halgankii S.N.M, taasoo Boobe Yuusuf Ducaale ka qoray Buugaag badan oo lagu akhristo qaarkood Makhtabadaha…
” Saxaafaddu Waayo Kala Duwan Ayay Soo Martay Oo”Boobe Yuusuf Ducaale.
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube. Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii) “Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc…
18-May-1991kii iyo Burco Wixii ka Dhacay
Tacsi iyo Taariikh-nololeedkii Jaamac Maxamed Qaalib
Sawir iyo Sifayntii Boorama: 2/19/1993
Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 41Guurada curashadii SNM: (6/4//1981kii – 6/4/2021ka)
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net 06/04/2022ka, Hargeysa. “Gadood dhacayba sheekuu lahaa, geyfan iyo raade, Ganbo-xoorka waayaha haddii, laysu minan-guursho, Dad uun baa ma-guurtada lahaa, goobihii baxaye, Gurgurshaagu awr buu ka yahay, rarasho gaadiide, Gadh-wadeenku ruux…