Author: admin
Mareegta Dagalka dharaaro
A brief biography of Mujahid Ahmed Jimale,the first SNM chairman
Guubaabadii, Gulufkii iyo Googgooskii Gaarriye

‘Damaq iyo xusuus’……Waa dabuubtiisii…….Waa maalmihii uu xijaabtay ninkii doobta weynaa……Waa Timacadde e’ garo’……Maantana Macallin Gaarriye tiisii baa timid……Tuska ooyay waysaga……Tiirka liicay waysaga…….Halka aan ka talax-gabay…….Waa tummaatidaa timid…….Alleylehe derbaa dhacay…..Difaac adag u taagnaa…….Gabaygii……Afkii……Naxwaheennii miyaa geesi u ciidmi jiray waayay……Yaa afkeennii habi…