Tacsi Illaahay naxariistii janno haka waraabiyo Sahra Ahmed Jama

Inaalilaahi wa inaa inlayhi raajucun anigoo ah Boobe Yusuf Ducaale waxaan indinku wargalinayaa inay geeryootay Sahra Ahmed Jamac oo ku geeryootay magaalada hargeisa Illahay naxariistii janno haka waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii iyo umada afka soomaliga ku hadashaba samir iyo iimaan haka siiyo amiin amiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *