Category: Tacsida

Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM

Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2011ka “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga…

Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah

Geeriyaha qaarkood isu ekaa…….Xilligu isu ekaa…….Sida la isu gaasirayaa isu ekaa……Sida foolaadka mujtamaca loo illoobayaa isu ekaa…….Maansada tuduca aynu qormadan ku ballaysinnay ka soo qaadannay, Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac…

Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir

“Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,”   Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka:…

Muj. Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Xaaji Basbaas)

Muj. Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Xaaji Basbaas) 1942kii – 2018ka “Haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan, Goblan weeye Soomaalidaay, garashadaadiiye,” Tuduc baroor-diiqdii Cali Sugulle ee geeridii Muuse Galaal, 1980kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net dharaaro.net – Mareegta Dhareero www.dharaaro.net the…