Category: Taariikhda

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa?

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin… Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise…

Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin

Sas iyo sakati……..Dad iyo dawladba saaq…….Waa sir…….Waa sakalo xidhan iyo boholo saynsaaban……Waa suuryo oodan iyo surimmo cidhiidhyoon… Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin “Faraskuna ma daallana, Sidaan doorarkii hore, Duullimaadka ugu galay, Kaba sii dur-duro dheer, Daabki waranka kama…

Waabeeye waabee: Kulmiyaana kadan”

(Qalalaasaha Kulmiye ma kow baa mise waa ka badan) Qalinka: Boobe Yuusuf www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Uma hollan in aan wax badan idin idhaahdo. Qalin daansho-socodka derrimaha madheedhka leh tiiq-tiiqsan jiray, ayaan dabar iyo hoggaanba sudhayaa si aanu idiin la taraarin.…

Maxaa maanta I nala gudboon?

Bisinka. Waa maalmihii ay ayeeyooyinkeen Tiirka Bir ah cuskan jireen, innagana Ilaahay inama seejiyo. Waan qabaa dareenkiinna. In badan oo idin ka mid ah ayaa leh ama saaka odhanaya waa kaa taxane kale bilaabay,   Maxaa maanta I nala gudboon?…

Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…… Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) “Waa ha hadlin,…

Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey

  Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey Calanyahow genkaagiyo, Boqol-guuradaadii, Rubuc baa guntamayoo, Gallad Eebbe weeyee, Guryo-samo barwaaqiyo, Guclo-orodkii dheeraa, Libin waxaan ku goostiyo, Guunyiyo dad waa negi,   Kooras   Guullaa abaalka leh, Da’-yartii gadooddiyo, Gadh-caddaa dagaallamay, Haweenkeenni geylamay, Guryo-noqod…

Maantana ma Jiitama iyo jidiin-caddaadkii

Barinaye ma barideen. Maqaalkan gaaban waxaan u holladay in aan qoro maanta oo ay bisha Abriil tahay 26, 2013ka. Waa maalin Jimce ah.   Maantana ma Jiitama iyo jidiin-caddaadkii (Weerarkii Xarunta Wargeyska Hubaal) “Dhaqan iyo hiddaa jiray, Dheg la xeeriyaa…

Ma anigaan wax dhaadayn!

Ma anigaan wax dhaadayn! “Miyaan dheelalaysnahay, Mise waan dhadhabayaa, Dhammaan guulahaygii, Riyo iyo ma dholol baa, Ma dhibaad nin bixiyaa, Ma runtaan dhacdo ahayn, Dhagax-tuur ma been baa, Labadii dharaarood, Mee ninkii is-dhinac sudhay, Miyaan daayay dhagartii, Mise dhiilladaan jirin,…

Dhedo roob noqon weyday

‘Dhedo roob noqon weyday’ “Seymaha ‘UNISOM’ u qoolayso Soomaali, waxa nala fiican in wadajir looga hor- tago, markaa Ictiraaf-doon ma aha, waa se Soomaali-badbaadin.” Mudane Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, 28kii Oktoobar, 1994kii, BBC. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – , www.dharaaro.com…