Category: Taariikhda

Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM

Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2011ka “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga…

War-murtiyeed wada-jir ah

 War-murtiyeed wada-jir ah Hay’adaha ugu sarreeya ee saddexda Urur ee kala ah: SNM, USC iyo SPM,   Taariikhda: 2/10/1990ka Hay’adaha ugu sarreeya ee saddexda Urur ee kala ah: SNM, USC iyo SPM, Iyaga oo maanka ku haya in midnimada Ururrada…

Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah

Geeriyaha qaarkood isu ekaa…….Xilligu isu ekaa…….Sida la isu gaasirayaa isu ekaa……Sida foolaadka mujtamaca loo illoobayaa isu ekaa…….Maansada tuduca aynu qormadan ku ballaysinnay ka soo qaadannay, Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac…

Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka)

Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka) “Dhulyahow adna waan ku dhaarinayaa, Ilaahii ku dhammeeyay ee ku dhisee, Kuu kala dhigay dhoobo iyo ciid, Dhexdaada ku beeray dhadhaabaha, Jacaylka dhexdayada dhaqaaleeyoo, Wixii na dhibaaya naga dhowr.” Beyd ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba…

Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir

“Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,”   Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka:…