Category: Taariikhda

70-Guurada Saxaafadda & Maxamuud Jaamac Uur-doox

  “Al-liwaa Qarni iyo Akhbaar sida, Waxaan ahay tii afreynaysoo, Aroor walba tayda waa la arkaa, Adduun la baxshiyo ishtiraag ma lahoo, Afkeedana way ku hadashaa”,   Maxamed Ismaacii Baa-sarce, Barkhad-cas, Hargeysa Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net  …

Sawir & Sifayntii: 7aad

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,    cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net Hargeysa, 8/10/2018ka,  “Waa Dharaaro yabloon,   Ka dhammaan agtaydiyo,     Dhacdo waayaheedaba,   Nin kastoo xusuustaa   Dhabannada la haystee,   Dharaaraa na soo maray,”   Maansada Dhayalsi, Axmed-genius, Jigjiga, 6/8/1984kii, Muddaakarooyinkii iyo “tashadduxii jabhadeed aan ku…

Sawir & Sifayntii: 6aad

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale: Hargeysa,  /9/2018ka cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net Waa waayo xusuustood. Sannadku wuxu ahaa 1968kii. Bishu waxay ahayd Ogos, tirsigeeduna 13kii. Maalintu waxay ahayd mid maalmaha ka tilmaaman. Salaasa ayay ahayd. Gelinka ma sugi karo waxaan se aamminsanahay in…

Sawir & Sifayntii: 5aad

Waa Hormadii ama kooxdii ka baxay Hargeisa Technical Institute 1966kii. Waa hormadii (Dufcaddii) sadaxad ee gashay Dugsigaa Farsamada. Fasalkaasi wuxu ka koobnaa 13 arday. Wuxu ahaa fasalkii  ugu horreeyey  uguna dambeyey ee qaata shahadadda “City & Guilds of London Institute”.…