Category: Taariikhda

Sooyaalkii & Halgan-siyaasadeedkii SNL

  (Xuska 60-Guurada 26kii Juun,  1960kii) Arar: “Geeska dheeree Afriikiyo, Geedki Lowya-caddood, Gubankeediyo Oogo, Markaad mid gudubto, Mid gubtaad aragtaaye, Giddigood waa SNL,”   Timacadde, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale. Cankaabo@hotmail.com, cankaabo@gmail.com, www.dharaaro.net, Waa qormo inta qormo taariikheed koobnaan karto, urursan.…

Muxuu qoray Dr. Baadiyow: Ma Warqad? Mise Warqas?

Muxuu qoray Dr. Baadiyow: Ma Warqad? Mise Warqas? “Qalinyahow mindiyo, Ii noqo maddane, Ku marrimo dhiig, Kuna meydho ciin. Khadkan hoo murka, Kii macallinka ah, Ee midab-caska ah, Ku dhig heestan milil, Maaleey qadhaadh, Dacar lagu mergado, Maarrahaan sitiyo, Kalaashkoofka…