Category: SNM

Dhaqdhaqaaqa Waddaniga ah ee Soomaaliyeed (SNM)

Waa Go’aammadii oo aan idiin ku soo gudbinayo sidii ay u qornaayeen. Waxa keliya ee aan raaciyay waa sawirrada qaarkood si’ aad uga buuxsataan indhaha oo warkii iyo sawirkii isula heshaan:   Dhaqdhaqaaqa Waddaniga ah ee Soomaaliyeed (SNM) Go’aammadii Kal-fadhigii…

MUJ. KORNEYL ABIIB CABDI JAAMAC CAWAALE: 1952kii-2018KII

MUJ. KORNEYL ABIIB CABDI JAAMAC CAWAALE: 1952kii-2018KII “Aniguna dhulkaygow, Waxan dhaxanta Jiilaal, Dhudhubbada cidhiidhiga, Dhedo saran buuraha Dhadhaabta u cuskanayaa, Waxan bacad dharaareed, Sida bahal dhabbacashada, Intaa aan dhufayskiyo, Dhirtaada u hadhsanayaa, Waa guul ad dhaxashide, Allow anan horteed dhiman,…

Askar miyaa galbaday

“Dibno ii ma gooyaan, Dakanooyinkaygee, Laba daw mid iga xidhan, Iga dayrsan nacasnimo, Iga deyran lahashadu, Iga duuban googgoos, Boholyowna iga dedan,” Daalalley, Hadraawi Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Waa maalin kale……maalin geesi kale galbaday….geerida loo dhalay waana wax aan…

Wehelkaygii halgankii hubeysnaa

Wehelkaygii halgankii hubeysnaa Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Maansadiisii Dhayalsi ee 6dii Ogos 1984kiiShahiid Axmed Maxamed Warsame oo loo yaqaannay‘Genius’ka hor tiriyay madashii Shirweynihii 4aad ee SNM tuducyo ku jiray waxa ka mid ahaa: “Dhiito-cabka leebkiyo, Dhuunta qorigu way wehel,”…

Milicsiga dharaarihii dharaaro

Waa dharaar ka mid ah dharaaha ugu mudan dharaaraha ay shacbigu tirsadaan waa dharaar aynu ka yeelanay dharaaraha jaan ee uu inagu qasbi jiray nidaamki inagu habsaday. HALKAN DHAG SII OO AKHRI WARBIXNTA OO DHAN

Mareegta Dagalka dharaaro

BOOBE YUUSUF DUCAALE CANKAABO@HOTMAIL.COM Waa lixdii Ogos 1984kii Magaaladu waa jigjiga iyo xeradii ciidamada Itoobiyaanka ee gaaska 10naad ee la odhan jiray kifladoorak HALKAN DHAG SII OO KALA DAG WARXBIXINTAN